Sunday, May 19th, 2013

Ciyaaryahan caan ah kana soo jeeda Brazil oo jar jaray gabar kadibna Eygiisa siiyay “Sawiro”

Published on November 29, 2012 by   ·   5 Comments

Ciyaaryahan kubadda cagta dheela una dhashay dalka Brazil ayaa haweeney ay saaxiiba ahaayen jirdilay kadibna nafta dhaafiyay hilibkeedana eeya siiyay, maxkamad ayaa dhageysatay dacwadaasi.

Ciyaaryahankaan ayaa waxa uu yahay goolhaye Bruno Fernandes de Souza, kaas oo lafilayo in uu ciyaaro koobka duunyada ee soo socda, waxa uuna ku eedeysanyahay in uu dilay haweeneyda dharka xayeeysiin jirtay oo lagu magacaabo Eliza Samudio, si uu uga fogaado in uu ogolaado cunug uu jaceyl uga dhalay haweentaasi.

De Souza, oo dafiray in uu aabe u yahay wiil afar bilood jir ah oo ay dhashay Eliza, ayaa afduubay gabadhaan isaga oo ay lasocdaan gaangistarro iyo xaaskiisa Dayane, sida police-ku xaqiijiyeen.

Ciyaar yahankaan ayaa waxa uu daawanayay intii gaangistaradaasi ay dilayeen Eliza, kahor intii uusan hilibkeeda kujar jarin cunugeeda hortiisa.

Gacal Xuseen Gacal Ayman
Wariyaha Arimaha Bulshada
Aymancade@hotmail.com

Readers Comments (5)

  1. Wan uhan balyey naya wuxu samey wan ku faraxsana

  2. Kaltun.ali says:

    Waa.lagusugay kaleb.ka.aakhirana.walacadabaa.ala.hakufogeyo caadabta

  3. dhoye says:

    Waa gaal gaal dhalay

  4. dhoye says:

    Hafasaxina lakiin ninkaa waa gaal aan ogayn danbiyada dilka uu leyahay

  5. Farxiyo says:

    Hawar tiis waso waye kasi




alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!
  • Facebook