Kaaliyaha macalinka Juventus Alessio ayaa waxaa uu rajo xoogan ka muujiyay in kooxdiisu ay ka guuleysan karto kooxda reer Britain ee Chelsea marka ay ku kulmaan tartanka CL oo labadani kooxood ay ku wada jiraan hal Group.
Waxaana uu shaaca ka qaaday kaaliyaha macalinka kooxda Juventus Angelo Alessio in ay ka adkaan karaa kooxda Chelsea waxaana uu ku tashanayaa sida uu sheegay habac ka muuqday kooxda Chelsea oo guul dirqi ah xalay gaaratay.
Su’aal an jawaab mudneyn ayey iila muuqataa in la I wydiiyo yaa adkaan kara Juventus iyo Chelsea ayuu yiri Kaaliyaha macalinka kooxda Juve. waxana uu jawaab uga dhigay in ay dhoola tus buuxa u tahay kooxda Chelsea wixii xalay ka dhacay Juventus Stadium markii kooxda FC Nordsjaelland oo ay Juventus ku xaaqday goolal gaaraya 4-0.
Hadii ay kooxda Chelsea barbardhac nala soo gashay kulankii hore ma’ahan in kulanka kale ay nagu aadaan ayuu hadalkiisa ku soo afmeeray Angelo Alessio.
Goolhaye.com Hoyga Ciyaaraha Caalamka.
Halaq waxa tus