Kooxda kubada cagta ee Stoke ayaa xaqiijiyay in ay heshiis shaqsi ahaaneed la gaartay xidiga qadka dhexe ee kooxda Rangers Maurice Edu.
26-jirkaan qaranka United States ayaa haaatan tijaabo caafimaaad umaraya Kooxda kadib markii lacag aan la shaacin ugu wareegay kooxda Horyaalka Ingiriiska ka dhisan.
Kooxda Stoke ayaa bar bardhac ku biloywday kulankii ugu horeeyay ee Horyaalka iyadoo 1-1 lagashay naadiga Reading.
Goolhaye
isha Wararka Ciyaaraha