Xulka qaranka dalka Ingiriiska ayaa soo galay kaalinta 3-aad ee qiimeynta Bilaha ah ee Xariirka kubada cagta aduunka FIFA.
Waa halkii ugu sareysay ee ay qaranka England ka gaaraan qiimeyntan iyagoo ku garaacay Kaalinta seddexaad qaranka Uruguay oo haatan ku jira kaalinta afaard.
Qaranka haysta koobka aduunka iyo kan qaarada Yurub ee Spain ayaa ugu horeeya liska halka qaranka labad uu yahay qaranka Germany oo ku sigtay in uu gaaro Finalkii Euro 2012-ka
Xulka Dalka Brazil ayaa kaalmaha hoose kaga jira 15-ka xul ee qiimeyntan ugu sareysa, halka qaarada Afrika uu 20-ka xul ugu jiro qaranka Côte d’Ivoire.
Akhri 20-ka xul ee qiimeynta FIFA ugu horeeya
1. Spain
2. Germany
3. England
4. Uruguay
5. Portugal
6. Italy
7. Argentina
8. Netherlands
9. Croatia
10. Denmark
11. Russia
12. Greece
13. Brazil
14. France
15. Chile
16. Côte d’Ivoire
17. Sweden
18. Mexico
19. Czech Republic
20. Ecuador
Dalka Soomaaliya ayaa kor usoo kacay hal darajo waxaana uu qiimeynta FIFA ka galay Kaalinta 190-aad.
Goolhaye
isha Wararka Ciyaaraha
england waa koox weyn oo laga filan karo xita kalinta 1koowad inkasto aysan waxa cup ah qadin
England waxa haysta ciyaaryahano caliimi ah oo horyaalka priemership ka sii weyn uga muqda Una ciyaara kooxaha aduunka ugu waa weyn Sida weyn rooney oo man united u ciyaara stevan gerrard uu liverpool iyo kuwo kale
Marka tas waxay uu sahali karta in ay gali karan kalinta 3sadexad ee qiimeynta bisha ee fifa