Ciyaaryahan Thomas Muller ayaa sheegay in uu isaga tagi doono kooxdiisa hadii uusan boos joogta ah kooxda ka helin
22-jirkaan ayaa waxaa lala xariirinayaa koox dhowr ah oo ay kamid yihiin labada nadi ee isku magaaladda ah Inter iyo AC Milan iyo kuwa kale
Xidigan qadka dhdexe ayaa heshiiskiisa waxaa uu ku egyahayl 2015-ka waxaana uu kamid yahay ciyaaryahanadda loogu jecel yahay Allianz Arena hase yeeshee xidigan ayaa sheegay in kooxda uu katagi doono
Waxaa uu yiri ”qof kasta waa iyaqaanaa aniga in FC Bayern ay tahay kooxdeyda. waxaan ahay ciyaaryahan Bayern ah taasna ma ahan mid labadli karo
Laakiin xidiga qaranka Germany ayaa waxaa kusoo wajahan xili ciyaareed adag isagoo ka digay in uu dhamaado waayihiisii kooxda Bayern
Waxaa uu tilmaamay in hada heshiis uu ku joogo kooxda uuna arki doono waxa dhaca, isagoo tilmaamay in qorshaha uusan hada ahayn in kooxda uu isaga tago.
Goolhaye
Isha Wararka Ciyaaraha