Wednesday, May 22nd, 2013

Man City oo guul daro loo saariyay kulan saaxiibtinimo oo ay la ciyaartay Al Hilal ‘Goos Goos”

Published on July 13, 2012 by   ·   No Comments

Kooxda haysata horyaalka Premier League ee Manchester City ayaa guul daro layaableh kala kulantay naadiga  Saudi Arabia ka dhisan Al Hilal kulankoodii ugu horeeyay ee isku diyaarinta horyaalka cusub

Alabid Nawaf Shaker ayaa dhaliyay goolka kaliya ee ee kooxda Al Hilal qeybtii danbe ee ciyaarta, hase ahaateen guul daradaas ayaanan ma micno ahayn in  Roberto Mancini  ay ka wal walaan in ay difaacdaan horyaalka xili ciyaareedkan.

Kabtanka City Vincent Kompany ayaa ku jiray ciyaaryahano da’yar ubadnaa oo garoonka lasoo galiyay in kastoo ciyaaryahan Aleksandar Kolarov uu isna joogay.

Hoos ka daawo Goolka laga dhaliyay City

 

Readers Comments (0)




alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!
  • Facebook