Wednesday, May 22nd, 2013

Giggs oo loo magacaabay Kabtanka Britain ee Olympics London

Published on July 8, 2012 by   ·   No Comments

Ryan Giggs  ayaa la shaaciyay in uu noqon doono kabtanka kooxda macalin Stuart Pearce ee  Olympics-ka xagaagan.

Xidiga klooxda Manchester United ayaa ah ninka ugu da’da weyn ee xubnaha ka ah 18-ka Wiil kuwas oo la ciyaari doona qaramada Uruguay, UAE iyo Senegal bisha soo socota

38-jirkaan ayaa 12-koob oo  Premier League ah, shan FA Cup ah iyo labo UEFA Champions League kula guulaystay kooxdiisa laakiin tan waa mid kamid ah kulamada ugu waa weyn ee qarankiisa.

Ciyaaryahanka Manchester United  Ryan Giggs oo hogaamin doona kooxda GB ee London

You're the boss: Stuart PearceTababare Stuart Pearce

Giggs aya ayiri  ’run ahaantii waxaan leyahay qibard waxaana halkan jooga ciyaryahano dhalinyaro ah kabtan ahaan waan hogaamin karaa.’

‘Ryan Giggs ayaa noqonaysa kabtanka kooxda inta uu socdo tartanka ,’ayuu sheegay  Pearce waxaana uu intaas ku daray in ciyaaryahanadiisa ay awood uleeyihiin in ay si wanaagsna udheelaan.

‘Aaron Ramsey oo ah kabtanka Wales, Micah Richards  oo ah kabtanka Manchester City xili, Craig Bellamy oo ah ciyaaryahan  qibard leh ayaan haysanaa.

Welsh wonder: Giggs was capped 67 times before retiring in 2007‘lakiin waxaan umalaynayaa in Ryan uu ku haboon yahay kabtanimada waxaa uu leeyahay xushmad balaaran waxaana ku kalsoonahay shaqadiisa’ayuu hadalkiisa ku daray  Stuart

Wise heads: Micah Richards and Craig Bellamy are the other 'over-age' playersMicah Richards  iyo Craig Bellamy  ayaa ah ciyaarayahnada kale ee Olipics-ka ciyaaraya ee da’da ah..

Goolhaye
isha Wararka Ciyaaraha

Readers Comments (0)




alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!
  • Facebook