Sunday, May 19th, 2013

Arsenal oo heshay ciyaaryahkii badali lahaa Van Persia sheegtayna in ay iibinayso

Published on July 12, 2012 by   ·   No Comments

Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa shaaca ka qaaday in ciyaaryahan Olivier Giroud uu yahay badalka ugu wanaagsan ee Robin van Persie oo kooxda isaga tagaya

Weeraryahanka qaranka France Giroud oo kooxda kaga soo biiray Montpellier lacag gaaraysa £13million xagaagan ayaa soo raacay xidiga kale ee qaranka Germany Lukas Podolski.

New man: Olivier Giroud joined Arsenal in a £13m summer dealTababaraha Arsenal  Arsene Wenger ayaa shegeay in uu rajaynayay in uu joogo Van Persie si uu isoo ahaado kabtanka kooxda laakiin uu ciyaaryahanka sheegay in uusan heshiiska kordhinay.

Kooxaha Manchester United iyo Manchester City iyo Juventuis ayaa hogaaminaya doonista xidigan oo ay sidoo kale ku jirto  Barcelona.

Daafacii hore ee Arsenal  Gilles Grimandi ayaa xaqiijiyay in  Giroud uu noqon karo badalka weeraryahanka qaranka Holland.

Waxaa uu usheegay le10sport.com: ‘heshiiska  Giroud bedel miyuu u ahaa  Van Persie? haa waxaan ka shaqeynaynay in aan ka fogaano isku dhex-yaac.

‘waxaan doonaynay in uu kooxda sii joogo lakiin waa uu tagayaa hal sano ayaana heshiiskiisa uga harsan waana arin aan salaysanayn.

Grimandi  ayaa sidoo kale sheegay in  Van Persie la iibin doono xili ciyaareedkan isagoo ku baxaya oo kaliya qiimahiisa saxda ah.

‘hadii uu jiro dalab weyn uuna doonayo in uu tago waxaa ay ahaan doontaa mid adag in aan celiyo

Daafacii hore ee Arsenal ayaa sheegay in aysan jirin ciyaaryahan aan la iibi karin xitaa Thiago Silva , wax kastana ay ku xiran tahay qiimaha.

Goolhaye
isha Wararka Ciyaaraha

Readers Comments (0)




alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!
  • Facebook