Saturday, May 18th, 2013

Ramires: diyaar ayaan u ahay in aan ka tago Chelsea

Published on June 11, 2012 by   ·   No Comments

Todobaadyo kadib markii kooxda Chelsea ay udabaal dagtay hanashada European champions, ayaa ciyaaryahanka qadka dhexe ee Ramires waxaa uu sheegay in uu ku laaban doono kooxdiisii hore ee Cruzeiro.

Xidigan dalka Brazil ayaa Stamford Bridge kaga soo biiray  £17million bishii  August 2010-ka waxaana uu kamid ahaa ciyaaryahanadii baalka dahabiga ah ku daray kooxda Chelsea.

Xidigan inta badan weerarka caawiya ayaa waxaa shaki uu galiyay mustaqbalkiisa galbeedka London waxaana uu sheegay in maalin uun uu ku laaban doono kooxdiisii hore.

Ram raid: the Blues midfielder could be heading for the exitRamires oo ku jira da’da 25-ka ayaa yiri ‘hadii Cruzeiro ay ixiiseynayso  waa macquul in aan dib ugu laabto” ayuu sheegay xidigan.’Inkastoo aysan ahayn go’aan aan samayn karo ayna adag taahy marka loo fiiriyo qiimaha oo sareeya laakiin hadii Cruzeiro ay bixinayso lacag badan waan hubaa in aan ku laaban doono.

‘aad ayaan ugu faraxsanaa markii aan joogay  Cruzeiro”ayuu sheegay xidigan oo tilmaamay in kooxdaas uu uga soo gudbay dhanka Yurub.

‘wali waan arkaa ciyaarahooda  dhanka Internet-ka taageerayaasha inta badan waa i amaanaan waxaana ay idhahaan “Ramires dagaalyahankii”.

‘wali waan daawadaa muuqaalada markii aan uciyaarayay kooxdaas waana arin aad u adag Chelsea waana daawadaa si aan Mooraalkeyga ama niyadedya ugu dhiso.

Warrior: Ramires is still revered by fans at his former club in Brazil

Readers Comments (0)




alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!
  • Facebook