Kooxd Sanadka ee EUFA ayaa waxaa Hogaaminaya kooxaha ka dhisan Horyaalka SPAIN EE Barcelona iyo Real Madrid.
Ilaa 8 Ciyaaryahan iyo Tababare ayaa laga soo magacaabay Kooxaha Real Madrid iyo Barcelona, halka England, Italy iyo Germany min hal ciyaaryahan uu ka socdo.
Ciyaaryahan Xavi oo katirsan Kooxda Barcelona ayaa loo doortay Kabtanka Kooxda sanadka ee UEFA, Halka Josep Guardiola isna loo magacaabay Tababaha Kooxda Sanadka ee UEFA.
Warbixinta ay UEFA soo saartay ayaa muujinaysa in kooxda ay doorteen dad gaaraya 4.5 Milyan oo Ruux.
Shan Ciyaaryahan iyo Tababaraha Waxaa ay ka socdaan Kooxda Barcelona, waxaana ku jira Xavi, Messi, Pique, Alves, Andres Iniesta iyo Macalin Pep Guardiola.
Real Madrid ayaa waxaa kaga jira Casillas, Marcelo, iyo C. Ronaldo, Halka England uu ka socda Gareth Bale, Italy waa Thiago Silva OO AC Milan ah, iyo Arjen Robbin oo Germany ah.
ciyahano badan aya ka socda nadiyaasha real madrid iyo barclona halka england iyo italy germany ay ka socdan min hal
Cadaalad ma ahan tan waxa fcned ciyaryahan lagumagacabo Mohashey una ciyaro PSG lagusodaro koxdan