Waxaa haatan lagu jiraa maalmihii dhamaadka Sanadka 2011-ka waxaana lagalayaa hadii Alle Idmo Maalmaha Cusub ee sanadka 2012-ka.
Sanadka 2011-ka ayaa waxaa lagu xasuusan doonaa Ciyaaro cajiib ah iyadoona sidoo kale dadka qaar ay dib umilicsan karan Goolashii Qurxoonaa ee la dhaliyay.
Ciyaaryahanada dib uxasuusan doona sanadkan waxaa kamid ah Weyn Rooney oo dhaliyay Mid kamid ah Goolasha ugu qurxoon dunida.
Lione Messi ayaa xasuusan doona sanadkan maadaama uu ku guulaystay xidiga aduunka ugu wanaagsan
Sidoo kale Kale Kooxda Barca ayaa sanadkan ku xasuusan doonta in ay qaaday Horyaalka Dalkeeda, Champion Leage iyo Koobka Kooxaha dunida.
Naadiga Man United ayaa qaaday Koobka Horyaalka England halka Kooxda kale ay isku magaalada yihiin ee Man City ay ku faanayso in ay qaaday FA Cup ayna markii ugu horeysay sanado badan kadib hogaanka uqabatay Horyaalka England.
Kooxda AC Milan ayaa iyadana xasuusan doonta maalmaheedii wanaagsanaa ee Horyaalka Talyaaniga markaas oo ay si dhib la’aan ah ku qaaday.
Intii lagu guda jiray sanadkan waxaa xaalado xun ay lasoo gudboonaadeen Ciyaaryahano waa weyn oo uu kamid yahay Torres.
Inta qof oo codaysay messi sanadkii 2010
waxa aantaageeraa kooxda riyaalmadrid waxa aanecebahay baasa waxa aanjoogaa bosaso somalia
kusoodar asxaabta arsenal boodh kkawareega hysta amba real madrid hadiikale waa been waxa aad wadaa